Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Xisbiga Wadajir oo War kasoo saaray xarig loo geystay Mas’uuliyiin ka tirsan

Xisbiga Wadajir ayaa war kasoo saaray Xariga Maanta Muddo kooban Muqdisho loogu geystay Kamaal Guutaale oo ah Gudoomiyaha Xisbiga iyo Sayid Cali ah Xoghayaha Xisbiga.

Exit mobile version