Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Akhriso: Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo Xasaanadda laga qaaday

Gudoomiyaha maamulka Jubbaland ayaa aqbalay Xasaanad kala noqosho lagu sameeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu hareer maray hanaanka Anshaxa ee u degsan Jubbaland.

Exit mobile version