Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: War murtiyeed laga soo saaray shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiiradda Puntland

Shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda  Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Exit mobile version