Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: War Murtiyeedkii laga soo saaray shirkii horumarinta hanaanka cadaaladda

Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo hormarin laha Hanaannka Cadaaladda Soomaliya.

Waxaana uu magaalada Muqdisho ka furmay  25 – 28 Abril 2016, iyadoo ay ka soo soo qeyb-galeen Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Fedraalka, Maxkamadda Sare ee Dalka, Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka,  Garsoorayaal iyo Xeer-Ilaalilayal, iyo sidoo kale Wasaaradaha Cadaaladda ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

Exit mobile version