Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Shaqo Joojin lagu sameeyey taliye ku xigeennada NISA

War Qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Agaasimaha Nabad Sugidda Qaranka ayaa shaqada looga joojiyay Taliye ku xigeenadda Hay’adda

Agaasimaha Hay’adda Nabad suggida ayaa Shaqadda ka joojiyey taliye ku xigeennada kala ah, S/guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo G/sare C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Exit mobile version