Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa lagu sheegay in Shaqo joojin lagu sameeyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Cabdillahi Xiyir Ducaale.
AKHRISO: Shaqo Joojin lagu sameeyay Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga

