AKHRISO: Puntland oo Shaqo joojin ku sameysay Mas’uul Sare Ilyaas Daa'uud 9 years ago Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Eng Cabdixakiin Camay ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland Maxamuud Faarax Ashkir ka dib markii lagu eedeeyay shaqo xumo.