Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Puntland oo digniin udirtay Soomaaliland

Garoowe-RisaalaFM- Waxaa shalay Magaalada Garoowe ka qabsoomay shirka Golaha Wasiirada ee maamulka Puntland, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo amniga uu ugu horeeyo.

Puntland ayaa fariin u dirtay Soomaaliland, waxaana ay sheegtay in aysan u dulqaadan doonin daandaansigeeda.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

Exit mobile version