Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Mas’uuliyiinta uu xilalka ka qaaday Madaxweynaha Puntland

Gaalkacyo-RisaalaFM- Madaxweynaha maamulka  Puntland C/wali Maxamed cali Gaas ayaa xilalkii ka qaaday Gudoomiye ku xigeenadii gobolka Mudug, Taliskii Ciidamada Boliiska iyo Golihii deegaanka ee magaalada Galkacyo.

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa sidoo kale magacaabay gudoomiyaal cusub iyo sidoo kale Taliyeyaal cusub.

Exit mobile version