Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha Shanta Xildhibaan ee doorashadooda lagu laabanayo

Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa War ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dib loogu laabanyo shantaan kursi ee hoos ku qoran.

1-Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle

2-Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed  Digil Macalin weyne

3- C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade

4-Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan

5-Cabdulaahi Maxamed Aadan Jubbaland Gaaljecel

 

Exit mobile version