Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Puntland ayaa u magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Cabdinaasir Biixi Soofe , ka dib markii uu iscasilay Agaasimihii Madaxtooyada Deeq Suleymaan.

Exit mobile version