Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan, kaasoo bartamihii bishaan March gudbiyay istaqaaladiisa.
AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo aqbalay iscasilaadii taliye ku xigeenkii ciidanka Daraawiishta

