Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Liiska Musharixiinta NUSOJ oo la soo saaray

Muqdisho-RisaalaFM- Magaalada Muqdisho maalimihii u dambeeyay waxaa ka soconayay shir ay isugu tageen wariyeyaal badan oo ka kala yimid goboladda dalka kaas oo lagu sheegay in lagu dooranayo Hogaanka ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta waxaa lagu waday in shirkaasi lagu doorto hogaan balse dib udhac ayaa ku yimid.

Afhayeenka Shirka doorashada Hogaanka ururkaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dib u dhici taanka shirkaas uu yimid ka dib markii arimo farsamo oo la xalinayo uu soo wajahay.

Waxa uu sheegay in maalinta berri ah ay si rasmi ah u dhici doonto doorashada Gudoomiyaha iyo xubnaha sare ee Ururka.

Waxaa la soo saaray Liiska Musharixiinta NUSOJ

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA

16-05-2016

No. Magaca Musharaxa Xilka uu Rabo
01 Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud
02 Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud

 

Liiska Musharixiinta Gudoomiyaasha

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
02 Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
03 Mahad Xasan Diini Gudoomiye
04 Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye

 

Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 1aad:

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
02 C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
03 Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad

 

Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 2aad:

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
02 Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad

 

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka NUSOJ

Axmed Muuse Cali (Axmed Jookar)…………………………………….

Exit mobile version