Xiriirka kubada Cagta jubbland ayaa Soo saaray Dacwad ka dhan ah xulka kubada Cagta Gobolka Benaadir kadib Markii shalay Benaadir uu u Ciyaaray Ciyaaryahan Ajanabi ah oo u dhashay Kenya una Ciyaara mid kamida kooxaha Heerka kowaad ee Caasimada.
AKHRISO: Jubbaland oo soo saartay Dacwad ka dhan ah gobolka Banaadir

