Site icon Radio Risaala: Somali News Online

(AKHRISO) Hirshabeelle oo Duq Degmo u magacowday Balcad

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa magacaabay Duqa Degmada Balcad, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

 

Exit mobile version