Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Gudoomiye Cali Gacal oo u jawaabay Ra’iisulwasaare Kheyre

Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka jawaabay dalabkii Ra’iisul wasaaraha ee ku aadana in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Exit mobile version