Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Gudoomiyaha degmada Xamar weyne oo Shaqo joojin lagu sameeyay

Guddoomiyihii degmada Xamar weyn Cumar Shariif Jeeg ayaa shaqo joojin lagu sameeyay, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka been sheegay Ciidamada Booliska, kuna tilmaamay Gobolka Banaadir goob uu ka jiro musuq maasuq isla markaana Xukuumadda RW Kheyre ay tahay Xukuumadda ugu musuq maasuqa badan dalka.

Exit mobile version