Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta u Magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed.
AKHRISO: Guddoomiye Mursal oo Magacaabay Lataliye sare

