Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Dowladda Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda Khilaafka Hirshabelle

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka taagnaa Maamulka Hirshabelle.

 Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa sheegtay inay haboon tahay qabashada Doorasho Madaxweyne, islamarkaana ay ku raacayaan Xildhibaanada Hirshabelle Beesha Xawaadle inay u tartamaan Xilkaasi.
Exit mobile version