Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa loo magacaabay, Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Axmed Carab), waxaa uu horay u ahaa Afhayeenka laamaha Amniga Jubbaland.