Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaalada ay Shuruudo hor dhigeen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahlusunna ku wargaliyay in ay soo wareejiyaan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka mid noqdaan taliska qeybta 21-aad, waxaa uu sidoo kale soo jeediyay in Galmudug si siman loo qeybsan doono, islamarkaana aysan jiri doonin waxyaabo dheeraad ah oo la siinaayo Ahlusunna lala doonaayo maamul dhameystiran in loo dhiso Galmudug.
Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud ayaa intaasi ka dib la sheegay in uu Ra’iisul Wasaaraha hor dhigay in Xildhibaano dheeraad ah laga siiyo maamulka Galmudug, kuwaasoo ka madax banaan 89 Mudane ee laga soo xulo beelaha Galmudug, in Ciidanka Ahlusunna si gaar ah loo aqoonsado, in xilal ay soo Magacowdaan Sidda Madaxa Xukuumadda, Wasiiro iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, islamarkaana dhammaan doorashooyinka Galmudug lagu qabto Dhuusamareeb.
Wasiir ka tirsan Galmudug islamarkaana ka mid ahaa Wasiiradii ka yimid dhanka Ahlusunna oo ka gaabsaday in magaciisa Warbaahinta loo adeegsado ayaa Risaala u xaqiijiyay Warkaan, waxaana uu sheegay in Dhuusamareeb uu kasoo bidhaamay Khilaaf cusub oo ku aadan habka awood qeybsiga maamulka Galmudug.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la sheegay in uu yeeray Xildhibaano ku sugnaa Magaalada Cadaado si ay qeyb uga noqdaan xalinta tabashooyinka maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug.
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Ahlusunna ay jiraan heshiis hoose oo dowladda dhexe ay la gaartay maalmo ka hor,kuwaasoo aan qaarkood la fulin.
Madaxweyne Xaaf ayaa dhawaan sheegay in dhammaan uu buray heshiiskii Ahlusunna iyo Galmudug, islamarkaana doorashadda maamulkaasi lagu qaban doono Magaalada Cadaado.
100% Pass Guaranteed or Full Refund CompTIA LX0-103 Study Guide
Li Yuezhen will be suspicious, she can only judge her daughter s hunger and thirst according to time. I fled quickly in front of me. On the way home, I always smiled and bite CompTIA LX0-103 Study Guide CompTIA LX0-103 Study Guide my lip from time to time. The voice of the song. After coming here, Li Yuezhen LX0-103 Study Guide hugged the babies one CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-103 by one to the wide leaves on the river. I was looking for my father s walking and recurring. CompTIA LX0-103 Study Guide The man jumped up from the bed and pulled LX0-103 Study Guide up the woman to run toward the door. He said that although his cemetery is somewhat remote, the traffic is not convenient, CompTIA LX0-103 Study Guide but the scenery is good, there is CompTIA Linux+ Powered by LPI 1 a small lake in front, and some saplings have just been planted.
The face CompTIA Linux+ Powered by LPI 1 was smashed with a gun and it was terrible, but it was not a big injury. Li Wu, who has never fired a shot in his life, does not know whether he is afraid or still Nothing, even pulled the trigger Li CompTIA LX0-103 Study Guide Si fell. It was blown into LX0-103 Study Guide this kind of forcing. Zhang Haoran is a bit like 2010 The Argentine team in the LX0-103 Study Guide World Cup, although the Argentine team is definitely a strong team in the eyes of the world and their own heart is also very high, but after being scored by the German team, the team has lost a CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-103 lot of trouble and CompTIA LX0-103 Study Guide lost three goals. But this Hu Shiling, actually want to talk to others.
She said that she would CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-103 play a game with me. You have too much heart, you are really a person who can t be idle. William sighed LX0-103 Study Guide Damn dog door. What do you mean He CompTIA Linux+ Powered by LPI 1 put down the CompTIA LX0-103 Study Guide newspaper The beggar has CompTIA LX0-103 Study Guide no choice. This is not bad. Hillary laid a cloth strap and smoothed it. More than 20,000 yuan. I looked at them and they wore them like people in the court. It was http://www.testkingdump.com/LX0-103.html their old life and it didn t matter to me.

