“Afarteydii wiil waxaa qorneyd in meeshaan dhecaankoodii ku baxo oo ay kudhintaan”…Aabe Jimcaale admin 3 years ago Aabe sedeex caruur ah oo uu dhalay ay ku geeriyoodeen guri kusoo dumay ayaa ka sheekeeyey dhibaatada ku dhacday.