Site icon Radio Risaala: Somali News Online

27 June Maalinta Xurriyada Djibuti oo maanta laga xusay Djibuti.

Jamhuuridadda aan walaalaha nahay ee Djibuti ayaa maanta si wayn looga xusay 27 June oo ah maalinta xurriyadda Djibuti, waxaana ka qayb galay madaxweynaha Djibuti Ismaaciil cumar Gelle oo salaan ka qaatay ciidamada nuucyadooda kala duwan.

 

Exit mobile version