Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Bilaal Bulshaawi oo Muqdisho lagu dhaawacay

Wararka naga soo gaaraya isgoyska ayaa sheegaya in goordhow nawaaxiga Isgoyska Banaadir lagu toogtay wiil dhalinyara ah oo caan ka ah baraha Bulshada kaasoo lagu magacaabo Bilaal Bulshaawi.

Sida wararku sheegayaan, Bulshaawi oo caan ka ah Tiktok ayaa lagu weeraray isagoo fadhiya maqaayada lagu magacaabo Casri Coffee.

Waxaa lala dhaawacay wiil dhalinyara ah o la fadhiyay.

Exit mobile version