Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kormeeray xarumaha ciidamada

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Raisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta soo kormeray Ciidamada XDS ee howlgalada ku baacsanaya kooxaha argagixisada ah.

Madaxweynaha ayaa ciidamada la wadaagay inay garab taagan yihiin, ayna u diyaar garoobaan xoojinta howlgalada lagu ciribtirayo argagixisada ee ka socda deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan.

Exit mobile version