Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xubin cusub ku daray guddigii uu maanta magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Ka aqbalay cudur daarki uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Isla markaana ku bedddalay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato).

Exit mobile version