Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddiga dabagalka iyo Xaqiiqa raadinta xisaab xirkii Afartii sano ee lasoo dhaafay oo la magacaabay

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga dabagalka iyo Xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4-tii sano ee u dambeysay ee Miisaaniyadda.

Sanadyada ay guddiyaan soo baari doonaan waa sanadkii 2018, 2019, 2020, 2021.

Guddigaan ayaa ka kooban 7 xubnood oo shan ka mid yihiin Xildhibaano iyo Labo Senatar

1. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali
2. Xildhiban C/raxmaan Beenebeene
3. Xildhiban C/raxmaan Cadde Cabdow
4. Xildhibaan Enjineer Saadaq
5. Xildhibaan C/qafaar Xaange
6. Sen Saciid Cawke
7. Sen C/xakiin Maalin

Exit mobile version