Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddiga hirgalinta doorashooyinka oo fasaxay labo kursi

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.

Waxaa sido kale guddiga ay sheegeen in lagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#154.

Fasaxida kuraastaan ayaa ku saabsan xalinta tabashadii ay qabtay maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa sidoo kale wali go,aan laga gaarin kursigii uu horay ugu guulaystay taliyihii hore ee NISA.

Exit mobile version