Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi oo shaaciyay Liiska odayaasha ergada soo xulaysa

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka
Gobolada Waqooyi-Somaliland ayaa Shaaciyay odayaasha iyo bulshada rayidka ah ee soo xulayaa ergada.

Guddiga ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo xubnaha soo xulaya  ergada Lix kursi oo ka mid ah golaha Shacabka.

Exit mobile version