Site icon Radio Risaala: Somali News Online

SAWIRO: kulan Muqdisho uga socda Rooble iyo Madaxda maamulada qaar

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam.

Masuuuliyiinta ayaa ka wada hadlay qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho.

Kulankaan ayaa ka dhacay Hoteelka oo ay degan yihiin Madaxda maamulada, waxaa sidoo kale diirada lagu saaray sidii loo dardargalin kahaaa Shirka golaha wadatashiga qaran.

 

Exit mobile version