Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Muqdisho oo sare u kacay

Wasaaraddda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay  Kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare kac  ku yimid gobolka Banaadir.

Tirada asbuucii  u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,430

o Laga Helay: 363

o Banadir: 343

o Somaliland: 14

o Jubbaland: 4

o Puntland: 2

o Lab: 244

o Dhedig: 119

o Bogsashada: 55

o Dhimasho: 0

Tirada Guud ee Laga Helay: 23,532

Bogsashada Guud: 12,948

Dhimashada Guud: 1,333

Exit mobile version