Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Gudoomiyihii baarlamaanka oo kasoo horjeestay dhaarinta Wasiirka Amniga

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Muddo xileedkiiso dhammaaday  mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.

Waxaa uu Ra’iisul wasaare Rooble uu ka codsaday in uu ka baraan dego dhaarinta wasiirada cusub.

Exit mobile version