Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Puntland oo hoggaaminaysa Kiisaska cudurka Karoonaha maalmihii lasoo dhaafay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soomaaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare u kac uu jiro maadaama dalka laga helay 24 qof saacaddihii lasoo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 791

o Laga Helay: 24

o Puntland: 21 (Natiijada baaritaanada 2 maalin)

o Banadir: 2

o Somaliland: 1

o Lab: 13

o Dhedig: 11

o Bogsashada: 2

o Dhimasho:2 (Puntland:1, Somaliland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,060

Bogsashada Guud: 7,263

Dhimashada Guud: 779

Exit mobile version