Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Wararkii ugu dambeeyay kiisaska Karoonaha ee Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha waxaana hoggaaminaya maamulka Puntland 48 saac ee lasoo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 591

o Laga Helay: 8

o Puntland: 5

o Banadir: 3

o Lab: 7

o Dhedig: 1

o Bogsashada: 21

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,776

Bogsashada Guud: 6,985

Dhimashada Guud: 773

Exit mobile version