Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo hoos dhacay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 466

o Laga Helay: 5
o Banadir:2
o Hirshabelle:3
o Lab: 2
o Dhedig: 3
o Bogsashada: 0
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,667
Bogsashada Guud: 6,764
Dhimashada Guud: 769
Exit mobile version