Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo hoos dhacay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 967

o Laga Helay: 9

o Somaliland: 5

o Puntland: 4

o Lab: 6

o Dhedig: 3

o Bogsashada: 23

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,632

Bogsashada Guud: 6,685

Dhimashada Guud: 767

Exit mobile version