Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,467
o Laga Helay: 325
o Somaliland: 179
o Galmudug: 39
o Banadir: 28
o Puntland: 28
o Hirshabelle: 27
o Jubaland: 22
o Koonfurgalbeed: 2
o Lab: 219
o Dhedig: 106
o Dhimasho:22 (Somaliland:10,Banadir:6,Puntland:4 ,Jubaland:1,Koonfurgalbeed:1)
o Bogsashada: 91
Tirada Guud ee Laga Helay: 9,925
Bogsashada Guud: 4,420
Dhimashada Guud: 414

