Site icon Radio Risaala: Somali News Online

15 qof oo maanta Cudurka Karoonaha ugu geeriyooday Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay  Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya kiisaska dhimasho iyo kuwa la diiwaangeliyay 48-kii Saac ee la soo dhaafay.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay  257 ruux oo ku , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha ee laga helay Muqdisho.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,338

 

Laga Helay: 257

Banadir:      255

Lab:               183

Dhedig:         49

Dhimasho:     15

Bogsashada: 0

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,889

Bogsashada Guud: 3,757

Dhimashada Guud: 194

Exit mobile version