Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle “Dagaalo sokeeye & digtaatoriyad la aqbali maayo”

Musharax Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, isaga oo sheegay in an la aqbaleyn in dalka dib loogu celiyo dagaalo sokeeye.

Isaga oo hadal ka jeedinayay kulankii Midowga Musharixiinta ee ahaa Barnaamijka looga hadlayay xilliga kala guurka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka ayaa waxa uu sheegay in dagaalo sokeeye iyo digtatooriyad aysan aqbaleyn.

Halkan Ka Daawada Khudbadda Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle.

Exit mobile version