17-kii Bishii Siteember ayaa waxaa heshiis doorasho Muqdisho ku kala saxiixday Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad goboleedyada, kaas oo laga soo saaray jadwalka doorasahda iyo hanaanka loo marayo.
Hayeeshee waxaa fashilmay jadwalkii doorashada ee la soo saaray,waxaana maanta ku eg waqtigii loo asteeyay in la soo geba-gabeeyo doorashada xildhibaannada Aqalka sare, kadib markii musharixiinta Madaxweynaha & Xubnaha mucaaradka ay kasoo horjeesteen guddiyada doorashada ay Xukuumadda Magacaawday.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin ku saabsan Warkaan & Wariye Aweys Bashiir Cabdiraxmaan.
Hoos Ka Akhriso Jadwalka doorashada Soomaaliya ee lagu heshiiyay balse aan dhaqan gelin.
