Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga oo uu horey ugu dhawaaqay Wasiirka Ganacsiga & Warshaddaha Puntland.

Waxaa uu sheegay in dhammaan la joojiyay kala dirista, islamarkaana loo baahan yahay in ay dardargaliyan shaqooyinka horyaalla.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale wasiirka iyo guddi kala dalbaday wada shaqeyn.

Exit mobile version