Qaar kamid ah gobolada dalka ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta ka dhacaan banaanbaxyo looga soo horjeedo aflagaadadii Madaxweynaha dalka Faransiiska uu u geystay Nabigeena Muxamed NNKH.
Meelaha banaanbaxyada ay Maanta ka dhacayaan ayaa waxaa kamid ah degaano ka tirsan Maamulka Galmudug gaar ahaan Magaalooyinka Cadaado & Gaalkacyo, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Magaalada Muqdisho ay banaanbaxyo ka dhacayaan.
Hoos Ka Dhageyso Warbiixnta Warkaan iyo Wariye Aweys Bashiir Cabdiraxmaan.

