Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dhageyso:-Xaalada doorashooyinka Hir-Shabeelle & digniino laga saaray

Xildhibaano ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagana soo doorto degaannada Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay ka hadleen xaalada doorashooyinka Maamulkaas, iyaga oo dalbaday in aan dib loo dhigin doorashooyinka.

Hadalkaan ayaa ka dambeeyay, kadib markii Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ay shaaciyeen Jadwalka balse uu kasoo horjeestay Madaxweynaha hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Xildhibaannada oo War-Saxaafadeed soo saaray waxaa ay ugu baaqeen Xukuumadda Soomaaliya inay ka qeyb qaadato in si deg deg ah ku dhacaan doorashooyinka hir-Shabeelle.

Hoos Ka Dhageyso warbixin ku saabsan doorashayooyinka Hir-Shabeelle iyo Wariye Aweys Bashiir Cabdiraxmaan.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2020/10/Hir-shabeelle.mp3?_=1
Exit mobile version