Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo Guddi Magacaabay

Madaxwayne kuxigeenka Dowlad Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha, Cali Daahir Ciid ayaa magacaabay Guddigaa qaban qaabadda Munaasabadda Ciida Carafo.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay Wasiirada Maamulka Galmudug iyo Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb, waxaana ay Shaqadooda tahay qaban qaabada iyo howlaha la xiriira Maalmaha Ciida.

Exit mobile version