Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Tiradda dhimashada Covid 19 ee Soomaaliya oo gaartay 83

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

07 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 45
> Benadir: 25
> Somaliland: 17
> Puntland: 2
> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 35
> Dhedig: 10
> Bogsasho: 10
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,334
> Bogsashada Guud: 441
> Dhimashada Guud: 83

Exit mobile version