Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
06 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 85
> Somaliland: 29
> Benadir: 19
> Galmudug: 17
> Jubbaland: 14
> Koonfur Galbeed: 5
> Hirshabelle: 1
> Lab: 58
> Dhedig: 27
> Bogsasho: 13
> Dhimasho: 3
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,289
> Bogsashada Guud: 431
> Dhimashada Guud: 82

