Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.

Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 38  xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 873 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya 06/05/2020

Laga Helay: 38
Benadir: 35
Somaliland:3

Lab: 30
Dhedig: 8
Bogsasho: 12
Dhimasho: 1
Tirada Guud Laga Helay: 873
Bogsashada Guud: 87
Dhimashada Guud: 39

Exit mobile version