Site icon Radio Risaala: Somali News Online

AKHRISO: Kiisaska Corona Virus ee laga helay dalalka Bariga Afrika

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 336 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 14 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 94 ruux.

Dalka Jabuuti 999 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 330.

Itoobiya 117 ruux ayaa la xaqiijiyay guud ahaan dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 25 ruux.

Exit mobile version