Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Qoor Qoor oo ku dhawaaqday Guddiga Caleema Saarka

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddiga caleema saarka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug.

 

Guddigaan waxaa Gudoomiye u ah Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya.

 

Exit mobile version