Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Dowladda Somalia oo soo saartay Warxaafadeed ku saabsan Coronovirus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartey qoraal ku saabsan Cudurka Coronovirus  oo dhibaato ku haayo dhowr dal oo Caalamka ah.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in , Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka COVID-19, iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, Wasaaradda Caafimaadka waxay la wadaagaysaa bulshada Soomaaliyeed war-saxaafadeedkaan:

Hoos Ka Akhriso War-Saxafadeedka Wasaaradda oo ka kooban laba Bog.

Exit mobile version